
Wasaaradda caafimaadka soomaliya ayaa 6 bilood ka dib horumar balaaran ka sameysay cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee banaadir.
6 Bilood ka dib markii ay dowladda Soomaaliya la soo wareegtay isbitaalka Banaadir ayaa waxaa sii kordhay tirada bukaanka adeega u soo doonta isbitaalka, waxaana […]