• Home
  • About us
  • Wararka Caalamka
  • Wararla Gudaha
  • Wararka Ciyaaraha
  • Falanqeyn Guud
  • Contact us

Wararka Caalamka

Raisul wasaare ku xigeenka soomaliya ayaa shir gudoomiyey shirka hormarinta tubaha arimaha bulshada.

July 14, 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir ay yeesheen guddi hoosaadka golaha wasiirrada ee tubta horumarinta […]

No Image

Sarkaal awood badan ku dhexlaha kooxda shabaab ayaa dowladda somaliya isku soo dhiibey.

June 29, 2019 admin 0

Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay dawladda Soomaaliya sidda ay shaacisay Hay’adda Nabad suggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed. Sarkaalkan ayaa […]

No Image

Diiwan gelinta ciidamada qaranka laga bilaabey deeganada hoostaga maamulka galmudug.

June 29, 2019 admin 0

Xilli shalay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, guddoomiyay shir amniga looga hadlayo oo ka dhacay  magaalada Cadaado  ayaa qodobadii ka […]

Kooxda shabaab oo dagaal culus ka dhex bilowdey dhexdoodana weerar isku ah.

June 27, 2019 admin 0

Dagaal Khasaaro gaystay oo u dhaxeeyay maleeshiyaad ka wada tirsan Argagixisada Al-Shabaab ayaa wuxuu ka dhacay degmada Jilib ee Gobalka Jubbada Dhexe. Dagaalkaan ayaa inta […]

Raisul wasaare xassan cali kheyre ayaa kulan mira dhal ah la yeeshey odayaasha dhaqanka ee magaalada cadaado.

June 27, 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay iyo maanta waxa uu magaalada Cadaado kulamo wadatashi ah kula yeeshay qaar kamid ah […]

No Image

Dowladda soomaliya ayaa gebi ahaanba beenisay in somaliland iyo somaliya wadahadalo ku dhexmarayo kenya.

June 25, 2019 admin 0

Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegtay inaysan jirin Wa jirin wadahadallo Soomaaliland kula yeelaneyso Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya, Dr; Nuur Diiriye Fursade, ayaa […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Canada iyo Austria.

June 25, 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Austria iyo Canada ee Soomaaliya. Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka […]

Madaxweyne erdogan ayaa codkiisa ka dhiibtey doorashada ku celiska ah ee magaalads istanbul.

June 23, 2019 admin 0

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan oo ay wehliso Xaaskiisa waxa uu maanta codkiisa ka dhiibtay Doorashadda Ku-celiska ee Duqa magaalladda Labaad ee ugu weyn dalkaasi ee […]

Raisul wasaaraha dalka ethobia ayaa xaqiijiyey in la toogtey taliyihii ciidamada difaaca itoobiya.

June 23, 2019 admin 0

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegaya in taliyaha ciidamada Difaaca ee dalkiisa la toogtay iyadoo uu qalalaaso ka taagan yahay gobolka Waqooyi ee Amxaarada. […]

No Image

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee danab ayaa qabsanaya deegaano hor leh.

June 22, 2019 admin 0

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ayaa saakay argaggixisada Alshabaab kala wareegay deegaanno hor leh oo hoostaga Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka Danab […]

Posts navigation

1 2 … 4 »

News

  • Wasaaradda caafimaadka soomaliya ayaa 6 bilood ka dib horumar balaaran ka sameysay cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee banaadir.

    August 21, 2019 0
  • Wasiirka amniga soomliya ayaa sheegey inay howlgalo ka dhan ah kooxda shabaab ka bilaabayaan xeebaha galmudug.

    August 20, 2019 0
  • Shir ku saabsan xogta kheraadka badda soomaliya oo muqdisho laga furey.

    August 20, 2019 0
  • Shacabka oo taageero u muujiyey dhismaha degedda hobyo.

    August 20, 2019 0
  • Ciidanka xooga oo 20 ka mid ah koxda shabaab ku diley gobolka shabeelaha hoose.

    August 19, 2019 0

Social Media

  • Facebook
  • LinkedIn
  • Twitter
  • YouTube

Recent Posts

  • Wasaaradda caafimaadka soomaliya ayaa 6 bilood ka dib horumar balaaran ka sameysay cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee banaadir.
  • Wasiirka amniga soomliya ayaa sheegey inay howlgalo ka dhan ah kooxda shabaab ka bilaabayaan xeebaha galmudug.
  • Shir ku saabsan xogta kheraadka badda soomaliya oo muqdisho laga furey.
  • Shacabka oo taageero u muujiyey dhismaha degedda hobyo.
  • Ciidanka xooga oo 20 ka mid ah koxda shabaab ku diley gobolka shabeelaha hoose.

Archives

  • August 2019
  • July 2019
  • June 2019
  • May 2019
  • April 2019
  • March 2019
Posts
  • Wasaaradda caafimaadka soomaliya ayaa 6 bilood ka dib horumar balaaran ka sameysay cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee banaadir.
  • Wasiirka amniga soomliya ayaa sheegey inay howlgalo ka dhan ah kooxda shabaab ka bilaabayaan xeebaha galmudug.
  • Shir ku saabsan xogta kheraadka badda soomaliya oo muqdisho laga furey.

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes