• Home
  • About us
  • Wararka Caalamka
  • Wararla Gudaha
  • Wararka Ciyaaraha
  • Falanqeyn Guud
  • Contact us

Month: August 2019

Wasaaradda caafimaadka soomaliya ayaa 6 bilood ka dib horumar balaaran ka sameysay cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee banaadir.

August 21, 2019 admin 0

6 Bilood ka dib markii ay dowladda Soomaaliya la soo wareegtay isbitaalka Banaadir ayaa waxaa sii kordhay tirada bukaanka adeega u soo doonta isbitaalka, waxaana […]

Wasiirka amniga soomliya ayaa sheegey inay howlgalo ka dhan ah kooxda shabaab ka bilaabayaan xeebaha galmudug.

August 20, 2019 admin 0

Dowladda Somaliya ayaa waxay u muuqataa mid dardar-gelineysa gulufka ka dhanka ah maleeshiyada Ururka Al Shabaab, iyadoo qaybo ka mid ah gobolada dalka diyaargarow laga […]

Shir ku saabsan xogta kheraadka badda soomaliya oo muqdisho laga furey.

August 20, 2019 admin 0

Shirkan oo ahaa kii ugu horeeyay ee lagu wadaagayo xogta Kalluumeysiga dalka iyo Kheyraadka badda dalkeena ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka […]

Shacabka oo taageero u muujiyey dhismaha degedda hobyo.

August 20, 2019 admin 0

Guddoomiyaha Hobyo C/laahi Axmed Cali Faad ayaa soo dhaweeyay dadaalada ay dawladda FS ku bixinayso mashruuca dhismaha Dekadda Hobyo oo ahmiyad weyn u leh dadka […]

Ciidanka xooga oo 20 ka mid ah koxda shabaab ku diley gobolka shabeelaha hoose.

August 19, 2019 admin 0

Ciidanka Xoogga dalka ayaa in ka badan 20-ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ku dilay duleedka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha markii maleeshiyada ay isku dayeen iney […]

Madaxweyne farmaajo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey dalka jabuuti.

August 19, 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Jabuuti ku yeeshay wadahadallo miradhal ah […]

Raisul wasaare xasan cali kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wasiirka arimaha dibadda ee dalka qadar.

August 19, 2019 admin 0

Wasiirka arrimaha dibadda ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani iyo wafdi uu hoggaaminayo oo qayb ay ka ahaayeen […]

Dowladda qadar ayaa balan qaadey inay dib u dhiseyso dekedda hobyo.

August 19, 2019 admin 0

Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta u shaaciyay in la billaabayo […]

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Gedo.

August 18, 2019 admin 0

Ciidamada Qalabka sida ayaa gobolka Gedo ka wada howlgallo maleeshiyada Al-shabaab looga sifeynayo deegaanno si dhuumaaleysi ah ay uga fuliyaan falal cabsigelin ah . Guddoomiye […]

Ciidanka xoogga oo guulo waaweyn ka soo hooyey gobolka shabeelaha hoose dileyna 4 ka mid ah kooxda shabaab.

August 18, 2019 admin 0

Waxaa weli Gobolka Shabellaha Hoose ka soconaya gulufka ciidan ee ay ka wadaan Ciidanka Xoogga Dalka, kuna wajahan maleeshiyada Ururka Al Shabaab. Ciidanka Xoogga Dalka […]

Posts navigation

1 2 3 »

News

  • Wasaaradda caafimaadka soomaliya ayaa 6 bilood ka dib horumar balaaran ka sameysay cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee banaadir.

    August 21, 2019 0
  • Wasiirka amniga soomliya ayaa sheegey inay howlgalo ka dhan ah kooxda shabaab ka bilaabayaan xeebaha galmudug.

    August 20, 2019 0
  • Shir ku saabsan xogta kheraadka badda soomaliya oo muqdisho laga furey.

    August 20, 2019 0
  • Shacabka oo taageero u muujiyey dhismaha degedda hobyo.

    August 20, 2019 0
  • Ciidanka xooga oo 20 ka mid ah koxda shabaab ku diley gobolka shabeelaha hoose.

    August 19, 2019 0

Social Media

  • Facebook
  • LinkedIn
  • Twitter
  • YouTube

Recent Posts

  • Wasaaradda caafimaadka soomaliya ayaa 6 bilood ka dib horumar balaaran ka sameysay cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee banaadir.
  • Wasiirka amniga soomliya ayaa sheegey inay howlgalo ka dhan ah kooxda shabaab ka bilaabayaan xeebaha galmudug.
  • Shir ku saabsan xogta kheraadka badda soomaliya oo muqdisho laga furey.
  • Shacabka oo taageero u muujiyey dhismaha degedda hobyo.
  • Ciidanka xooga oo 20 ka mid ah koxda shabaab ku diley gobolka shabeelaha hoose.

Archives

  • August 2019
  • July 2019
  • June 2019
  • May 2019
  • April 2019
  • March 2019
Posts
  • Wasaaradda caafimaadka soomaliya ayaa 6 bilood ka dib horumar balaaran ka sameysay cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee banaadir.
  • Wasiirka amniga soomliya ayaa sheegey inay howlgalo ka dhan ah kooxda shabaab ka bilaabayaan xeebaha galmudug.
  • Shir ku saabsan xogta kheraadka badda soomaliya oo muqdisho laga furey.

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes