• Home
  • About us
  • Wararka Caalamka
  • Wararla Gudaha
  • Wararka Ciyaaraha
  • Falanqeyn Guud
  • Contact us

Month: July 2019

Madaxweyne farmaajo ayaa sheegey in dagaalka alshabaab uusan ehey mid soomaliya kaliya u yaala balse laga rabo africa oo dhan inay u midowdo.

July 22, 2019 admin 0

Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya ayaa waxa uu sheegay in dagaalka lagula jiro Ururka Al Shabaab aanu ahayn mid khuseeya Somaliya oo keliya. […]

Raisul wasaare xasan cali kheyre ayaa maanta magaalada dusma reeb kula shirey safiiro ka socdey beesha caalamka.

July 22, 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada dowladaha saaxiibada la ah Soomaaliya ee saldhiggoodu yahay magaalada […]

Diyaaradda Ethiopian airlines ayaa maanta gegida caalamiga aadan cadde soo caga dhigatey.

July 22, 2019 admin 0

Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa maanta ka cago-dhigatay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, iyadoona ka qaaday rakaab dhawr boqol oo ruux gaaraya. Diyaaradan oo nooceedu […]

Raisul wasaare xasan cali kheyre ayaa maanta tababar u furey ciidamadii ahlusuna oo dib u qarmeeyn lagu sameeyey.

July 22, 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta tababar u furay ciidamadii dhawaan laga qarameeyay deegaannada Galmudug ee loo diiwaan geliyay […]

Wadada isku xirta muqdisho iyo afgooye oo dib u dhis xoogan lagu bilaabey.

July 21, 2019 admin 0

Waxaa maanta si rasmi ah u bilowday dhismaha waddada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Dhismaha waddadan ayaa wuxuu […]

Gudoomiye mursal oo magacaabey gudiga diyaarinta sharciga doorashooyinka dalka.

July 21, 2019 admin 0

Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxa uu magacaabay Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka. Guddiga oo ka kooban 15 xubnood oo ah Xildhibaano Baarlamaanka […]

Madaxweyne lafta gareen oo xafiiskiisa ku qaabiley safiirka dalka qadar soomliya u fadhiyo.

July 21, 2019 admin 0

Madaxweynaha maamul goboleedka Koofur  Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Shalay Xafiiskiisa Baydhabo ku qaabbilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Safiirka Soomaaliya u jooga […]

Aqalka sare oo ka doodey hindise sharciyeedka xuquuqda siyaasiyiinta dalka.

July 21, 2019 admin 0

Waxaa goor dhaw soo gaba gaboobay kulankii 11-aad kalfadhigisa 5-aad ee Aqalka Sare BFS, waxaana qeybta hore ee kulanka shir Guddoominayay mudane; Cabdi Xaashi Ca/llaahi, Guddomiyaha […]

Raisul wasaare xasan cali kheyre ayaa dhiiri geliyey bulshada reer dusma reeb ku dhaqan.

July 21, 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqasho ku tegay waddada isku xirta Garoonka diyaarada iyo magaalada Dhuusamareeb oo lagu […]

Madaxweyne farmaajo ayaa villa soomaliya ku qaabiley ergeyga qaramada midoowey soomaliya u qaabilsan.

July 21, 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wadajir u qaabbilay Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya , James Swan iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ee […]

Posts navigation

1 2 … 5 »

News

  • Wasaaradda caafimaadka soomaliya ayaa 6 bilood ka dib horumar balaaran ka sameysay cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee banaadir.

    August 21, 2019 0
  • Wasiirka amniga soomliya ayaa sheegey inay howlgalo ka dhan ah kooxda shabaab ka bilaabayaan xeebaha galmudug.

    August 20, 2019 0
  • Shir ku saabsan xogta kheraadka badda soomaliya oo muqdisho laga furey.

    August 20, 2019 0
  • Shacabka oo taageero u muujiyey dhismaha degedda hobyo.

    August 20, 2019 0
  • Ciidanka xooga oo 20 ka mid ah koxda shabaab ku diley gobolka shabeelaha hoose.

    August 19, 2019 0

Social Media

  • Facebook
  • LinkedIn
  • Twitter
  • YouTube

Recent Posts

  • Wasaaradda caafimaadka soomaliya ayaa 6 bilood ka dib horumar balaaran ka sameysay cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee banaadir.
  • Wasiirka amniga soomliya ayaa sheegey inay howlgalo ka dhan ah kooxda shabaab ka bilaabayaan xeebaha galmudug.
  • Shir ku saabsan xogta kheraadka badda soomaliya oo muqdisho laga furey.
  • Shacabka oo taageero u muujiyey dhismaha degedda hobyo.
  • Ciidanka xooga oo 20 ka mid ah koxda shabaab ku diley gobolka shabeelaha hoose.

Archives

  • August 2019
  • July 2019
  • June 2019
  • May 2019
  • April 2019
  • March 2019
Posts
  • Wasaaradda caafimaadka soomaliya ayaa 6 bilood ka dib horumar balaaran ka sameysay cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee banaadir.
  • Wasiirka amniga soomliya ayaa sheegey inay howlgalo ka dhan ah kooxda shabaab ka bilaabayaan xeebaha galmudug.
  • Shir ku saabsan xogta kheraadka badda soomaliya oo muqdisho laga furey.

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes