
Dil lagu xukumey kuwii kufsadey caaisha yar.
Maxkamadda racfaanka maamulka Puntland ayaa maanta markale xukun dil ah ku riday saddex eedeysane oo loo heystay kufsigii iyo dilkii loo geystay Marxuumada Caa’isho Ilyaas […]
Maxkamadda racfaanka maamulka Puntland ayaa maanta markale xukun dil ah ku riday saddex eedeysane oo loo heystay kufsigii iyo dilkii loo geystay Marxuumada Caa’isho Ilyaas […]
Laba Guddi ee ka kala socda Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Magaaladaasi. Odayaasha […]
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan hoggaanka demi baarista CID ayaa ku guuleystay in ay Gacanta ku soo dhigaan ,Bishaar Abdirisaaq Maxamed, kaas oo ku eedeeysan […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ;Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Qanyare Afrax, oo dhowaan ku geeriyooday […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo laami ah oo isku xirta degmooyinka Shingaani iyo Cabdicasiis ee […]
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa manta gaaray deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha hoose si ay ugu kuur galaan xaalada deegaanka iyo baahiyaha ka […]
Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay dawladda Soomaaliya sidda ay shaacisay Hay’adda Nabad suggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed. Sarkaalkan ayaa […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka guddoomay walaalkiis Suldaanka Saldanada dalka Cummaan Suldaan Qaabuus Binu Siciid hambalyo ku aaddan sannadguuradii 59-aad […]
Xilli shalay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, guddoomiyay shir amniga looga hadlayo oo ka dhacay magaalada Cadaado ayaa qodobadii ka […]
Waxaa shalay oo ay Taariikhdu ku beegneyd 28-ka June 2019-ka lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Addis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, shir ku saabsanaa heshiis ay […]
Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes